Sign in to follow this  
Deeq A.

Congress-ka oo Guusha Siiyey Joe Biden

Recommended Posts

Deeq A.   

Congress-ka Mareykanka ayaa goordhow waxaa uu guusha siiyey madaxweynaha la doortay Joe Biden kadib markii uu fariistay.

Labada aqal ee Mareykanka ayaa diiday in codadka electoral votes-ka ee Biden laga jaro kuwa Georgia iyo Pennsylvania, taasi oo keentay laga adkaado Trump..

Haweeney ayaa ku dhimatay weerar ay taagerayaasha Trump kusoo qaadeen aqalka Congress-ka taasi oo markii dambe ciidamada amniga kala ceyriyeen.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this