Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxamed Ibraahim Macallimuu oo Loo Magacaabay Afhayeenka Xukuumadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamed Ibraahim Mucallimuu ayaa loo magacaabay inuu noqdo afhayeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, kadib markii digreetada lagu magacaabay ay kasoo baxday xaafiiska ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Maxamed Ibraahim oo ah rugcadaa saxaafadeed oo kasoo shaqeeyey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa markii la magacaabay waxaa uu Rooble kula dardaarmay inuu inuu si hagar la’aan ah uga soo baxo shaqada loo idmaday.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this