Sign in to follow this  
Deeq A.

RW Rooble oo guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug. Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wasiirrada XFS ee Ra’iisul Wasaaraha ku wehliya safarkiisa.

Shirkan ayaa  diirradda lagu saaray wadashaqeynta, iskaashiga dowladda federaalka iyo Dowladda Goboleedka Galmudug ee  arrmaha amniga,  dhaqaalaha iyo horumarinta adeegyada bulshada.

131503550_3560730717297264_183471745162526843_o-1392x928 131275805_3560730187297317_6169938627029896879_o 131454390_3560730763963926_8367382282468243671_o-1392x928 131466967_3560730657297270_5203008245473755714_o-1392x928

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this