Deeq A. Posted December 16, 2020 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug. Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wasiirrada XFS ee Ra’iisul Wasaaraha ku wehliya safarkiisa. Shirkan ayaa diirradda lagu saaray wadashaqeynta, iskaashiga dowladda federaalka iyo Dowladda Goboleedka Galmudug ee arrmaha amniga, dhaqaalaha iyo horumarinta adeegyada bulshada. View the full article Share this post Link to post Share on other sites