Sign in to follow this  
Deeq A.

Uhuru iyo Biixi oo Maanta Kulmaya, Akhriso Ajendaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Nairobi ay ku kulmaan madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Somaliland.

Kulanka ayaa imaanaya kadib markii uu axaddii booqasho ku tagay dalkaasi hoggaamiyaha maamulka aqoonsiga raadinaya ee Somaliland.

Qoraal la soo dhigay bogga Twitterka ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenaya ayaa lagu sheegay in ajendaha shirka uu yahay xiriirka labada dhinac iyo danaha ka dhaxeeya.

Goobjoog News

biixi.png

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this