Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda HirShabelle oo soo gaaray Muqdisho + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Hirshabelle Dr-Cabdixakiim luqmaan oo soo gaaray maanta Muqdisho tan iyo markii loo doortay xilka guddoomiyaha golaha wakiilada ayaa waxaa si diiran loo soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Soo dhaweynta guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa ka qeyb-galay xilidhibaanno ka tirsan labada aqal ee barlamaanka federaalka Soomaaliya masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedyada dalka,siyaasiin hore uga soo qabtay safiiro iyo ururada bulshada rayidka.

Intaasi kadib guddoomiyaha ayaa loo galbiyay hoyga uu ka degenyahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

130934817_3155071201265866_5289826315875130936970_3155070791265907_7558555769480130942384_3155070087932644_6044152473008130964232_3155070271265959_7454066674195130967727_3155070427932610_1777725884705130973299_3155070177932635_7623822434674

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this