Deeq A. Posted December 11, 2020 Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobe oo ay hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo. Wafdiga ayaa la kulmay kooxaha samafalka , maamulka degmada & dadka deegaanka oo ey ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan. Sidoo kale waxay booqdeen xarumaha caafimaad iyo waxbarasho ee Qaramada Midoobe ay ka hirgalisay Dooloow Magaalada Dooloow waxaa ku yaala xeryo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan gargaar dhinacyo badan. View the full article Share this post Link to post Share on other sites