Sign in to follow this  
Deeq A.

Tareenkii U Horreeyay Ee Alaab Ka Qaada Turkiga Oo U Shiraacday Shiinaha

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Istanbul)-)-Waxaa magaalada Istanbul ka shiraacday Tareenkii ugu horreeyay ee alaab ka qaada dalka Turkiga, una socda dalka Shiinaha.

Tareenkan ayaa waxaa uu ku safri doonaa masaafo gaadheysa 8,693Kms, waxaana uu isaga kala gudbi doonaa laba qaaradood, laba badood iyo shan waddan.

Sidoo kale waxaa uu socon doonaa 12 maalmood oo uu Shiinaha ku tagi doono.

Tallaabadan ayaa waxay kor u qaadeysa ganacsiga u dhaxeeya Shiinaha iyo Turkiga, iyo wadamada kale ee Yurub.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this