Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: MW Qoor Qoor oo la kulmay safiirka Britain ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan Muqdishu u joogay arrimo shaqo ayaa la kulmay safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender.

Qoor Qoor iyo danjiraha ayaa iska xog wareystay arrimo ay ka midyihiin doorashada dalka iyo howlaha hortabinta leh ay wado Galmudugta cusub.

Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay doorka dowladda Britain ee ku aadan horumarinta Soomaaliya.

Ugu dambeyn danjiraha ayaa boggaadiyay kulankan muhiimka ah, isaga oona sheegay in ay joogteyn doonaan taageerada ay la garab taaganyihiin guud ahaan Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

128391246_3526726000697736_7896723588460535998_o 129016244_3526725570697779_3039770101421213806_o 127832289_3526725050697831_1018318793491385686_o 128174272_3526725090697827_594037281208478134_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this