Sign in to follow this  
Deeq A.

Iska Hor-imaad Ka Dhacay Magaalada Paris Ee Dalka Faransiiska

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Paris)-Booliiska Faransiiska ayaa qaab xoog ah oo dad badani ku tilmaameen arxan darro ku dumiyey, xeryo qaxooti oo buulal ka sameysan kuna yaallay badhtamaha mgaaalada Paris.

Iska hor-imaad ayaa ka dhex dhacay ciidammadii ammaanka iyo muhaajiriintii halkaasi ku sugneyd, waxa iyaguna goobta joogay dad taageeraya dadka qaxootiga ah.

Wasiirka arrimaha gudaha ee faransiiska Gérald Darmanin ayaa fariin uu ku qorey bartiisa twitter-ka ku tilamaamay muuqaalada warbaahintu baahisay wax laga naxo, waxaanu ku amrey in ay booliisku warbixin buuxda kasoo bixiyaan siddii ay wax u dhacdeen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this