Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi Tiiraanyo leh

Recommended Posts

Deeq A.   

TACSI  

  tacsi.jpg

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun 

18 November 2020 

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Group, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Guddoomiye ku Xigeenka Shirkadaha Dahabshiil Group, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group, Ku Xigeenka Maamulaha Guud, Maareeyahaha Dahabshiil Money Transfer, Maareeyaha Guud ee Dahabshiil Group S&CS, Maareeyayaasha SOMTEL, Maareeyaha Dahabshiil Bank, iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil Group waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii, asxaabtii, Qoyskii iyo Qaraabadii gaar ahaan reer Cumar Carte Qaalib, geeridda naxdinta leh ee ku timi Marxuum Cumar Carte Qaalib, oo 18/11/2020 ku geeriyoodey Magaaladda Hargeysa. 

Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisii. 

Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka Eebbaheen Jannadiisa Fardowsa ugu deeqo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada. 

Aamiin. Aamiin. 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this