Sign in to follow this  
Maaddeey

Somalis' Graduation ceremony fr Madina Islamic Uni (Pics)

Recommended Posts

Maaddeey   

5.bmp

 

Arday Soomaaliyeed oo ka qalinjabisay Jaamacada Islaamiga ah ee Madiina Al-munawara.

By Somalimirror on 7 Jun, 2010 5:59 PM in Main, Wararka

 

3/06/2010 oo ku beegan Khamiistii la soo dhaafay ayaa Xaflad Sagootin ah Magaalada Madiina Al-munawara ee Sacuudiga loogu sameeyey 20 kamida Ardada Soomaaliyeed oo ka qalinjabisay kuliyadaha kaladuwan ee Jamaacada Islaamiga ah ee Magaalada Madiina( Sawiro ).

Xaflada lagu sagootinayey Ardada qalinjabisay ayaa waxa ka soo qeybgalay marti sharaf badan iyo Culimaa’udiin Soomaaliyeed oo uu kamid ahaa Sheekh C/kariin Daahir iyo Mashaa’ikh kale.

 

Aradadan ayaa ka qalinjabiyey 5 Kuliyadood oo kala ah Kuliyada Qu’raanka, kuliyada Xadiiska, Kuliyada Shareecada, kuliyada Dacwah iyo kuliyada Luqada Carabiga.

 

Arada Jaamacada ka qalinjabisay ayaa kakala yimid markii hore America, Eurob, Asia iyo qaarada Africa waxayna ku soo idlaatay Xaflada sagootinta sidii loogu talagalay.

 

Boqolaal Soomaali ah oo haatan ducaad ka ah Dalalbadan oo Caalamka ah sida Soomaaliya ayaa ka soo qalinjabiyey Jaamacada Islaamiga ah ee Manadiina waxaana haatan waxkabarta Ardaykale oo Soomaali ah kuwaas oo intabadan baranaya funuunta kala duwan ee Diinta Islaamka.

GetAttachment-300x224.jpg

4-300x224.jpg

3-300x224.jpg

1-300x224.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this