Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee xildhibaanada maamulkaas.

Baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo tiradoodu tahay 90 mudane, waxaa haween ah oo kaliya 5 xubnood.

Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle ayaa isugu jira xubno ka tirsanaa baarlamaankii hore iyo kuwo cusub, waxaana liiska ka soo muuqan waayay guddoonkii baarlamaankii hore.

Hoos ka akhriso magacyada iyo qabiilada baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle

FB_IMG_16038332719389630.jpg?resize=542% FB_IMG_16038332778598257.jpg?resize=562% FB_IMG_16038332836995008.jpg?resize=543% FB_IMG_16038332880740764.jpg?resize=614%

PUNTLAND POST




The post Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this