Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Codka Kalsoonida Siiyay Golaha Wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida siiyay xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaare Rooble.


Dhammaan xildhibaanada fadhiyay kulanka ayaa waxaa ay Haa yidhaahdeen codkana siiyeen golaha wasiirrada cusub.

Xildhibaanada fadhiyay kulanka oo gaadhayay 188 xildhibaan ayaa codkooda siiyay golaha wasiirada.

Golaha cusub ee wasiirada ayaa waxaa isla markiiba goobta ku dhaariyay guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa tilmaamay in xubnahan golaha Wasiirada ee cusub oo ku soo xushay karti, aqoon, iyo inuu hubiyay inay u adeegi karaan shacabka sida ugu wanaagsan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this