Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Xaflad soo dhowayn ah loogu sameeyay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
8-4.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay magaaladda Muqdisho kaga qeybgalay xaflad ballaaran oo lagu soo dhoweynayo.

Mas’uuliyiinta Goleyaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada soo diyaarisay xafladda, ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee uu ka qabtay Puntland iyo doorkiisii muhiimka ahaa ee uu ka geystay heshiiska lagu go’aamiyey Doorashada Dalka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka mahadceliyay soo dhoweynta wanaagsan oo weliba loogu sameeyay degmada Howlwadaag ee uu ku dhashay kuna soo koray.

Xafladda waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad, Goleyaasha Dowladda Federaalka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada magaaladda Muqdisho.

Halkaan ka daawo Muuqalka iyo Sawirada

  • 1-13.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 2-9.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 3-9.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 4-8.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 5-9.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 6-6.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 7-4.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 8-4.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 9-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 10-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 11-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 12-2.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 13.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 14.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 15.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo Xaflad soo dhowayn ah loogu sameeyay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this