Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
2-6.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Maanta oo Axad ah xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri” Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan.”

Sidoo kale, Qoraalka waxa lagu sheegay in Kulanka Madaxweyne Ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan iyo Safiirka Jabuuti looga hadlay horumarinta xiriirka iskaashi ee Puntland iyo Jabuuti” Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta xiriirka iskaashi ee Puntland iyo Jabuuti.” Ayuu sii raaciyay Qoraalka.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this