Sign in to follow this  
Dhubad.

The Greatest Somali Poets in 10 minutes

Recommended Posts

Dhubad.   

The greatest gabyaa of our nation list include:

 

Raage Ugaas,

Xaaji Adan afqalooc,

Cali Cilmi Afyare,

Dhoodaan,

Cilmi Boodhari,

Ismail Mire,

MohamedN. Fadal,

Dhago Jarco all the way to

Qamaan Bulxan

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^hmmmm all these poets belong in the list of Somalia's greatest poets, I don't like Cali Dhuux's poems, but he was a very skilled poet.

 

How can he forget the Sayd? Hmmmm, maybe the Sayd isn't politically correct these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Roob, is it Magacaaga, mise Magacaada?

 

Thanx for the link bunkii baan sugayaayoo, waan u soo fariistay

 

 

Me, why don't you like him? muxuu kuu dhimay

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Hee kee saxsan? Magacaaga mise magacaada? Afsoomaliga waan ku dhibanahay runtii.

 

Waxaan isku daaya intii tabartay inaan fahmo hooyaday naftaan u keenay sidaan u lahaa maxaa ka wada kelimadaas?

 

Waxaan aad u xiiseeyaa gabayaha laakiin yaa kuu fahmaayo hee? :( . Kuwa keli aan fahmay waa kuwa afaf kale ku qoran. Ciil badanaa markii afkii hooyo ku dhibo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Laba_Xiniinyood:

 

Me, why don't you like him? muxuu kuu dhimay

Waligaa ma dhagaysatay ama ma akhrisay gabayadiisa?

 

Anigu Ismaciil Mirre gabayadiisa ayaan ka helaa.

 

 

Gabaygii Ismaaciil Mire ku lahaa Guba

 

Wuxuu yidhi:

 

*

 

Dabkaad hurisay Cali Aadanow dogobbadaad oogtay

*

 

Dambaaburada aad ololisiyo dirirta guusheeda

*

 

Maandhow Daryarey noogu timid dacawigaagiiye

*

 

Inkastoo dalkii kala fog yahay hadalku soo duulye

*

 

Dabaylaha xagaagii dhiciyo dowlahaa sidaye

*

 

Kumana diirsan maansadu hadday dunida aafayne

*

 

Duunkaaga kuma suubbanayn diradiraaluhuye

*

 

Allaylehe denbaab lama hadlee kulama doonayne

*

 

Dalkoo nabad ah baad uumiyaha belo la doontaaye

*

 

Dal dhan buu gubaa qaraf yaroo duur la geliyaaye

*

 

Dooxooyin idil bay xushaa digo hulaaqdaaye

 

*

 

Inkastoo diciif yahay naflaha ama la daaduunsho

*

 

Inta daamankiisu is hayaan anafo daynwaaye

*

 

Deeq iyo markuu nabad heluu daawo furayaaye

*

 

Markii aan Daraawiish jirneed nagu duqeyneysey

*

 

Nama duufsan Shiikh Maxamedkii duubka noo xidhaye

*

 

Annagaaba diintiyo sharciga daalib ku ahayne

 

*

 

Dammanaansho nimankaad biddaye doqon ku sheegeysey

*

 

Cawlkii la dabay oo middida dabaxda loo waayey

*

 

Oo qoday birtii lagu dig dhabay kuugu duurxula'e

*

 

Allaylehe dadkii kugu danniyay waaba kuu digaye

 

*

 

Afartaa ma daaldaalinee daw ma ku hagaajay

*

 

Dadku muranyey wiilyahow miyaan deri-dhaclaysiiyey

*

 

Dubbahaan la dhacay sow finiin kaga ma duulduulin

*

 

Dacwad kalena waan odhanayaa bal aan daliigeeyo

 

*

 

In Qamaan ka diday waan ognahay diirnixii gabaye

*

 

Laba dibi midkii baqanayaa ways dalliciyaaye

*

 

Dinnaahyada horaa laga gartaa deyrka kii jebine

*

 

Intuu dabada meermeeriyuu dadab u boodaaye

 

*

 

Weligiiba dagaal kuma xerayn deleb ********e

*

 

Dalkaa nabad ahaan jiray markuu daaddahayn jiraye

*

 

Duqoodii horaa lagu ogaa inu danqaataaye

*

 

Iyadoo dildilihii bishiyo dacashi haaneed leh

*

 

Oo awrku doobbinahayaa Deleb ku qooqaayo

*

 

Daahyaale geelii la helay dalawadii meertay

*

 

Markii dabafurkii laysku helay lagu darbaysiiye

 

*

 

Daya eeyda iyo qaalmihii soo durdurinaayay

*

 

Ee doonka laga laynayiyo dumarka ooyaaya

*

 

Dar ku rogidda goortii horweyn laga durduuraayo

*

 

Sidii duul goboo shirey markay wada dekeynayso

*

 

Dig markay tidhaahdee fushaa daya tidhaahdaane

*

 

Dab rasaas ah iyagoo sitey dacas la jiifaane

*

 

Dagaag magangelyo ah baannu nahay daa'imaa odhane

*

 

Xaqoodii hadday dabagalaan kuma dambaabeene

 

*

 

Afartaa ma daaldaalinee daw ma ku hagaajay

*

 

Dadku muranyey wiilyahow miyaan deri-dhaclaysiiyey

*

 

Dubbahaan la dhacay sow finiin kaga ma duulduulin

*

 

Dacwad kalena waan odhanayaa bal an daliigeeyo

 

*

 

Doqontaa intaad diri lahayd adigu maad duushid

*

 

Oo didisid geelaa fadhiya Doollo dhinaciisa

*

 

Oo dumar-la-moodkii lahaa daacad ugu geysid

 

Waxaa la sheegay in Darwiishku ka qoomameeyay gabaygan oo uu u arkay inuu afxumo iyo dicaayad yahay arin qabyaaladeedna ku salaysan.

 

 

Tani waa jawaabtii Ismaciil Mire, uu siiyay Cali Dhuux.

 

Ismaciil Mire qabyaalad wuu ka sareeyay. Cali Dhuux oo ay isku beel ahaayeed ayuu ka soo horjeestay, oo uu ku jidhi afkaaga xun hayso, taasi waa raganimo, meeye ragii saas ahaa maanta?

 

 

Source: www.doollo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Cali Dhuux was a young rebel, laga soo ashkatoonayo and Ismaciil Mirre was putting him on his place.

 

The choice is yours, the young rebel or the wise old man.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Markii Ingiriis Sayid Maxamed iyo Daraawiish diyaaradaha ku dukheeyey, Cali Dhuux wuxuu yir:

 

Waaligu digtaa duul haduu kuu daraan jireye.

Bal dayaay wadaadkii wakaas sii dabayshadaye.

 

Calaashaan wuu ku farxayaa wixii Sayidka iyo Daraawiish ku dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Me, the opinions they protrayed through poetry varied, but poetry should be read for poetrys sake, sow maaha, nuxurka waa in laga dhuraa. he was indeed a young rebel, but a great orator too.

 

The lines that come to mind when his name is heard in Guba include:

Naagahan Dhankii loo dhigiyo dhinacna diideyne

dhedigaanshahaa lagu arkiyo dhiiga caadada e

 

 

Roob, war waad taqaan Soomaaliga e, is yeelyeelka daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Amaan iigu roonidaa walaalow. Afsoomaliga rakhiiska ah waan fahmaaya laakiin intaas dhaafsiintiisa way igu adagtahay. Hadda gabayga uu "me" soo qoray iskuma ceebeynaayo inaan fahmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

You are right poetry should be appreciated for poetries sake, but this is Somali poetry not some meaningless English BS. Our poetry has its value because of its message and poetical skills.

 

Those that can combine a strong message with allot of skills are the best poets and I don't appreciate Cali Dhuux's.

 

 

Cali Dhuux can be compared to an unsigned rapper trying to battle a rapper with a record deal and he is trying to provoke people just to get attention.

 

Cali Dhuux can be compared to Emimen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Ali Dhuux was guines when it comes to Gabay. He was very talented but as ME said He was also young rebel:

 

Rag hadaad Colaad lee dihiin ciidanse u weydo.

Hadba waxaad ku ciil bixi kartaa kuu cawo aduuna.

 

By Ali dhuux

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

you must understand that there was not any sort of rivalry between the main persons involved, (i.e Caldi dhuux, Qamaan Bulxan iyo Salaan carrabey) in Silsilada Guba. After all they were the sons of three sisters. What was on happening was an ostentatious display of oratory, each man representing his clan and flambouyantly exhibiting it to the others...

 

i heard that at the end, when their mothers had asked them to stopt the Silsilad of Guba and cursed them if they did continue, Cali duux went to the degaan of Qamaan. markaasuu arkay qamaan hooyadiis oo heerya rareysa, markaasuu Qamaan ku yiri:

 

Maxaa hoyadeen hileyga loo saaray

Maxaa loo hogaan baray duqdii inagu hawshootay

Heeryada maxaa loogu raray waaba habarteene!

 

Markaasuu intuu saa u eegay Qamaan, ugu jawaabey:

 

Naagtii gambada taabatay, oo gacantii loo mayray, oo gelisay meeshi xumayd, gabaygu sow maaha!

 

Wuxuu ugala jeedeyna waad garateen bey ila tahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ali dhuux is one of the greatest poets. He tryed to wake up a sleeping giant and he is criticized for the way in whick he did it? Give me a break.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this