Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye-xigeenkii Ucid oo geeriyooday+Gudoomiye Cirro oo Tacsi u diray

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aan tacsi u dirayaa qoyska, ehelada, waxgaradka reer Awdal, asxaabta, bahda Xisbiga UCID, iyo Shacabka JSL ee uu ka baxay AHU Guddoomiye kuxigeenkii 1aad ee Xisbiga UCID Marxuum Proff Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec oo goor dhaweyd ku geeriyooday Magaalada Boorama. pic.twitter.com/x5zk46Imj5

— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) September 16, 2020

 Marxuumku waxa uu ka mid ahaa siyaasiyiinta muddakarka ee Qarankani lahaa, ka hor inta aanu UCID tagin, waxa uu ahaa xubin ka tirsan hoggaanka X. WADDANI, waxa aan Ilaahay uga baryayaa in uu Jannatul firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaan saadaq ahna ha inaga wada siiyo. Aamiin.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this