Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweyne Qoor-Qoor oo la kulmay Wasiiro ka tirsan Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

adaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane; Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigiisa oo maalmahan ku sugnaa Dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Dalka Jabuuti.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray amniga iyo sidii ciidamada hiil-walaal iyo kuwa Galmudug ay iskaga kaashan lahaayeen howlgallada ka dhanka ah  Alshabaab, iyo in ay Dowlada Jabuuti sii xoojiso taageerada ay siiso Galmudug.

Madaxwweyne Qoorqoor ayaa dhowaan kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Md; Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaashiga dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, ganacsiga iyo amniga.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

QOOR2-1.jpgqorqor-jabuti2 qorqor-jabuti.1qorqor-jabuti3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this