Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta  gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu soo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa masuuliyiin kala duwan oo ugu horreeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Jabuuti, wasiiro iyo xubno kale oo ka tirsan Dowladda Jibuuti, Danjiraha Jabuuti u fadhiya Muqdishu iyo masuuliyiin sare.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah kus oo gaaray dalka Jabuuti halkaas oo uu shirar muhiim ah ku yeelan doono.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

118784417_3261444647225874_5227514571725526883_n 118700279_3261443733892632_1788603965524773457_n 118765731_3261443843892621_4762171489970636432_n 118766932_3261444483892557_1975528554773528865_n 118770715_3261444100559262_6265076719441736361_n 118772983_3261443560559316_5512511616976869073_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this