Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Somaliland Oo Sharaxan Jagadda Guddomiye Ku-xigeenka Labaad Ee KULMIYE

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxamed Ibraahim Qabyo-tire, Wasiirkii hore ee Qorshaynta Somaliland ayaa u xaqiijiyay suxufi xasan Galaydh oo ka hawul gala Tvga Hctv in uu u sharrxan yahay jagada guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye.

Jagadan ayaa hadda waxa haya Axmed Cabdi Dheere, oo isna doonaya in uu mar labaad jagadan u tartamo.isagoo Horenna uu u Haynjiray Xildhibaan waabeeye oo Markii dambe ku Biiray xisbiga Waddani.

Loolanka jagooyinka Guddomiye ku xigeenka labaad iyo guddoomiye ku xigeenka 4aad ayaa ilaa hadda ah ku tartankoodu xooganyahay marka la eego siyaasiyiinta u Sharaxan iyo jiyoboolatikalka ay ka soo jeedaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this