Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo tababar u soo xiray ciidamo cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada darawiishta dowlad goboledka  Jubbaland kuwaasi oo qeyb ka ah howl-galada ka dhanka ah Al-Shabaab

Ciidamadaan oo si gaar ah u tababaran ayaa ka qayb-qaadanaya Howlgalada ka socda gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in la isku furi doono Magaalooyinka laga saaray Al-Shabaab  sidoo kalana ay ciidamadan qaadi doonan howlgallo ballaaran.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this