Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: BF oo ansixiyay hindise-sharciyeedka qareennada

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudanaayasha Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta ansixiyey hindise-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed.

Kulanka ay Goluhu yeesheen ayaa waaxaa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye Ku Xigeenka Koowaad, Cabduweli Sheekh Ibraahim Muuddey.

Hindise-sharciyeedkan ayaa waxaa oggalaatay 139 Mudane, waxaa diiday 2 xildhibaan, iyadoo cid ka aamustayna aysan jirin.

dhanka kale mudanayasha ayaa ka doodaya

1-akhrinta 1aad ee hindise-sharciyeedka hay’adda baaritaanka iyo sharciyadda beeraha soomaliyeed.

2-akhrinta 2-aad ee hindise-sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha soomaliyeed.

3-qeybinta dib u eegista miisaaniyadda 2020-ka ee golaha shacabku ansixiyey.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this