Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo magacaabis sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somalia ayaa maanta agaasime cusub u magacaabay madaxtooyada maamulkaasi.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa waxaa xil-kaas loogu magacaabay, Cabdullahi Cali Maxamed oo loo yaqaano Watiin.

Halkan hoose ka akhriso:-

118728554_651130075523633_42555797842539

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this