Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: DF Soomaaliya oo wafdi u dirtay magaalada Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha xilka Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya, Xersi Rooble oo uu ka mid ahaa maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ,Axmed Macallin Xasan ayaa goor dhow gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Wafdigaan waxaa sidoo kale qeybka ah quburo ajaanib ah oo hay’adda kala shaqeeya arrimaha Garoomada Dalka waxaana lagu wadaa inaay indho-indheyn ku sameeyaan xaalada Gegida Diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne.

Sidoo kale wafdigaan ayaa dhagax dhigo doono mashruuc laga fulin doono Garoonka iyo sidoo kale shaqaalaha garoonka oo loo furi doono tababar kor loogu qaadayo aqoontooda

 

GAADIID2.jpg GAADIID3.jpg GAADIID1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this