Sign in to follow this  
Deeq A.

BF oo berri ka doodaya hindise sharciyeedyo muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah  kulan ay ku yeelanayaan xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa uga doodi doona Akhrinta 1-aad Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed.

Hindise sharciyeedka ayaa waxaa soo diyaarisay wasaaradda beeraha iyo waraabka ee dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale xilidhibaanada golaha shacabka ayaa lagu wadaa inay akhrinta labaad marsiiyaan hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo Jinsayadaga .

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this