Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Kulanka Baarlamaanka Galmudug oo maanta furmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta ka furmay Magaalada Sama-reeb ee caasimadda Galmudug kalfadhiga 2aad kulankiisii 1aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr; Maxamed Nuur Gacal ayaa Shir gudoominayay fadhiga Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Xildhibanada ayaa ka arrinsanaya xaaladda guud ee maamulka iyo sidii loo dardara galin lahaa shaqooyinka baarlamaanka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:

GL1.jpg GL2.jpg GL3-1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this