Sign in to follow this  
Deeq A.

M/goboleedyada oo soo dhoweeyey qodobada shirkii Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaasha K/ Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle oo yeeshay kulan khadka taleefanka ah ayaa soo dhoweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii Garoowe ee ay yeesheen Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland, Axmed Madoobe iyo Siciid Deni.

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen maamullada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle ayaa waxa ay ku sheegeen inay aqbaleen shirka wada-tashiga ee ay ku baaqeen madaxdaasi, kaas oo dhowaan ka dhacaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Halkan hoose ka akhriso:-

118630083_2864329073671701_4411809779622

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this