Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb  ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Guddoomiyaha iyo wafdigaasi la socday,waxaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ku soo dhoweeyay mas’uuliyiinta Galmudig iyo hoggaamiyaasha qeybaha bulshada.

U jeedada socdaalka Guddoomiyaha ee dhinaca Galmudug ayaa lala xiriiriyay ka qeybgalka furitaanka Kalfadhiga labaad ee golaha wakiilada Galmudug.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

118637052_619971268887562_6853051421466028270_n 118251968_619971162220906_4750093460019798288_n 118547324_619971962220826_6004400672011460214_n 118581003_619971588887530_5156083922502079452_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this