Deeq A. Posted August 27, 2020 Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha iyo wafdigaasi la socday,waxaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ku soo dhoweeyay mas’uuliyiinta Galmudig iyo hoggaamiyaasha qeybaha bulshada. U jeedada socdaalka Guddoomiyaha ee dhinaca Galmudug ayaa lala xiriiriyay ka qeybgalka furitaanka Kalfadhiga labaad ee golaha wakiilada Galmudug. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites