Sign in to follow this  
Deeq A.

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Shariif Xasan oo haatan ah guddoomiye ku xigeenka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweeyey xildhibaano, wasiiroka tirsa dowladda dhexe

Socdaalka Madaxweynihii koowaad ee Koonfur Galbeed ayaa ku soo aadaya, xilli haatan uu dalka ku jiro xaalad siyaasadeed oo cakiran iyo marxalad kala guur ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this