Deeq A. Posted August 27, 2020 Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa war-murtiyeed ka soo saaray xaaladda dalka, kadib shirar ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inay ka wada-hadleen xaaladda siyaasadeed iyo mida amniga ee dalka. Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay inay wada-hadal taleefanka ah la yeesheen madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada, islamarkaana la’isla gartay in la’isugu yimaado shirweyne kale oo dhowaan ka dhacaya M/ Muqdisho. Halkan hoose ka aqriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites