Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe iyo Deni oo war ka soo saaray xaaladda dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa war-murtiyeed ka soo saaray xaaladda dalka, kadib shirar ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inay ka wada-hadleen xaaladda siyaasadeed iyo mida amniga ee dalka.

Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay inay wada-hadal taleefanka ah la yeesheen madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada, islamarkaana la’isla gartay in la’isugu yimaado shirweyne kale oo dhowaan ka dhacaya M/ Muqdisho.

Halkan hoose ka aqriso:

1-23-696x9002-18-696x900

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this