Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Lagu Qancinayo In Uu Ka Tanaasulo Tartanka Guddoomiyanimada Xisbiga KULMIYE

Recommended Posts

Deeq A.   

Ambassador Bashe Cawil Xaaji Cumar oo wada dedaalo uu ku qancinaayo Siyaasi Maxamuud Xaashi inuu ka tanaasulo inuu Madaxweyne Muuse biixi kula tartamo gudoomiyanimada Xisbiga marka la gaadho Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga Kulmiye.

Safiirka oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa dedaalo badan gelinaaya sidii aanu muran u soo dhex geli laheyn Xisbiga Kulmiye balse loo sii xoojin lahaa midnimada Xisbiga ee mustaqbalka.

Sida ay ilo xog ogaal ahi ii xaqiijiyen Ambassador Bashe ayaa wada kulamo gooni gooni ah oo uu la qadanayo qoorweynta Kulmiye ee ugu horeeyo Maxamuud Xaashi isagoo rabba in murashaxiinta hanka gudoomiyanimo leh u tanaasulan oo aaney kula tartamin jagadan Madaxweynaha Somaliland oo mar labaad la filaayo inuu u tartamo jagadaasi.

Write Luqmaan


Sawirradan hoos ka muuqda waa Siyaasi Maxamuud Xaashi oo ka soo dhex -Muuqday Kulan qado ah oo uu sameeyay Safiir Baashe Cawil .

Kulankani ayaa siyaasiyiin ka ag-dhawi ii sheegeen in safiirku waddo isku soo jiidka Madaxwaynaha iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo muddo aan Wajiyadoodu is arkin.

2-1.jpg 3-1.jpg 4.jpg 4-1.jpg 5.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this