Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: CC Shakuur oo gaaray magaalada Dhuuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb oo si aad ah loogu soo dhoweeyey.

Xildhibaano, wasiiro iyo dadweyne ayaa ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha  Ugaas Nuur ee magaaladaasi.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa inta uu joogo Dhuusamareeb la kulmi doono madaxda Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.

Socdaalkiisa ayaa ku soo aadaya, kadib markii todobaadkii la soo dhaafay magaaladaas lagu soo gabagabeeyey wejiga saddexaad ee shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

118520246_373972737324320_80220484684485 cc.jpg 118373325_373972767324317_57291709713147 118473815_373972950657632_89349831180068 118403729_373973030657624_67320375788564

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this