Sign in to follow this  
Deeq A.

Haweenay Somaliyada oo Xabsi ku muteysatay Dacwo Kufsi loo geystay

Recommended Posts

Deeq A.   

Haweenay Somaliyada oo Xabsi ku muteysatay Dacwo Kufsi loo geystay

Hawenay Somaliyada oo ku nool Dalka Jarmalka ayaa Xabsi 6 bilooda lagu xukumay kadib markii ay sheegtay in labo nin ku soo kufsadeen Dalka Somaliya.

Wareysi Dacwadeedo laga qaaday ayay ku sheegtay in labo nin ay kufsi ugu geysteen Dalka Somaliya isla markana mid kamid ah toori/mindi si xun ugu dhaawacay.

Dowlada Jarmalka gaar ahaan laamaha Amaanka oo Akhristay warbixinta iyo Dacwada ay isku dhiibtay gabadhan ayaa ku eedeeyay in ay dambi ku gashay meel ka baxsan Dalka Jarrmalka dambigaasi oo ah isku day dil Waxana lasoo saaray Maxkamad.

 

Maxkamada qaaday Xukunka Dacwada ayaa soo saartay Xukun 6 bilood oo Xabsi ah lakin ay ku qaadaneyso Banaanka’ Maxkamada ayaa sheegtay in ay gabadhan heysato 6 bilood hadii ay wadanka ku gasho dambi kale waxay xukunkeeda ku qaadan doontaa Xabsiga.

Sheekadan ayaa ah dhacdo layaab ah oo aan hore loo aag madama ay jiraan dhacdooyin kale oo dhowr jeer soo laab laabtay

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this