Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Wasiir Fawziya oo ka Qeyb Gashay Shirweyne Caalami Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa Aaladda Fogaan aragga ee Internetka kaga qeybgashay kulanka Xog-Isweydaarsiga COVID-19 ee hay’adda caafimaadka Adduunka WHO

Wasiir Fawziya ayaa xaalada COVID-19 ee Soomaliya uga xog warantay Wasiirada, Madaxda Caafkmaadka iyo Madaxa ugu sareeyso Hay’adda caafimaadka Adduunka WHO Dr.Tedros Adhanom Ghebreyesus.

Dr Fawziya ayaa intii uu shirku socday ka warbixasay guulaha la gaaray COVID-19 iyo caqabadaha jira iyo waliba dadaallada ay dowladda ugu jirto la tacaalida xanuunka saf marka ah ee COVID-19.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

2-8.jpg 3-8.jpg

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this