Deeq A. Posted August 8, 2020 Guddoomiyihii kooxda kubbadda cagta Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa hambalyo u diray maamulka,macallimiinta iyo taageerayaasha kooxda Muqdisho City Club oo ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2019-2020. “Waxaan hambalyo u diriyaa maamulka,macallimiinta iyo taageerayasha naadiga Muqdisho City ee ku guulaystay horyaalka Soomaaliya 2020,wuxuu ahaa sanad cajiib ah iyo loolan adag sidoo kale waxaan hambalyo qaas ah u diriyaa laacibiinta kaalmaha hore ka galay gool dhalinta horyaalka Soomaaliya” ayuu Goobjoog Sports u sheegay guddoomiyihii kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) Halkan Ka Aqriso Dabaal Daga iyo Hanashada Kooxda Muqdisho City Club Muqdisho City Club Oo Si Weyn Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Soomaaliya W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites