Sign in to follow this  
Deeq A.

Dilal ka dhacay Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dilal ka dhacay Puntland

Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa saacadihii ugu dambeeyay ka dhacay dilal kala duwan.

dil.jpg

 

Xalay ayaa gudaha Garowe lagu dilay nin lagu magacaabo Cabdi Cismaan Cali oo la sheegay inuu ahaa askari ka tirsan ciidamada Puntland, halka saaka lagu dilay nin kale oo magaciisa lagu sheegay Shuceyb Cabdiqaadir Ismaaciil.

Si dhab ah looma oga in gacanta lagu dhigay iyo in kale, ciddii geysatay dilalka ka dhacay Garowe.

Booliska Puntland ayaa inta badan ka gaabsada in wax laga weydiiyo falalka la xidhiidha Dialalka & Amniga.

Magaalada Garowe falalka amni-darrada gabood u noqotay sanadihii ugu dambeeyay,Waxaana ka jiray walaac amni.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this