Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Deni iyo Axmed Madoobe oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray Madaxda Dawlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye {Qoor-qoor} ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay galabta wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaaladaasi gaaray.

Sidoo kale wafdi  uu hoggaaminayo  Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka degay magaalada Dhuusamareeb, waxaana wafdiga garoonka kusoo dhoweeyey madaxda Dowlad goboleedka Galmudug.

Magaaladda Dhuusamareeb ayaa horay waxaa u gaaray madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeele, Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

107825226_3325914630802639_3407118382573

107569355_3325914617469307_4814328855274

107812247_3325914624135973_5203531491931

 

 

1-1.jpg

107602180_640901626824743_60490044537561 107699051_640899853491587_35219812696177 107703842_3325914920802610_6906290661977   107993152_1936895466444383_1190266138315

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this