Sign in to follow this  
Tillamook

Dhuusamareeb: Somali Federal Member state gathering.

Recommended Posts

Warbixin ku saabsan shirka Dhusamareeb

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug ku qul-qulaya wufuud kala geddisan oo ka socda Dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Madaxda Dowlad goboleedyada ayaa iska hor mariyey ciidamadii amnigooda sugi lahaa, kuwaas oo gaarayya boqolaal askeri, waxaana Galmudug isu diyaarineysaa martigelinta dad ku dhaw kun qof.

Ajandaha shirka ayaa diirada lagu saari doonaa:

•Doorashooyinka dalka, 

•Dastuurka 

•iyo amniga.

Waxaa horey u burburey Golihii Iskaashiga ee ka dhexeeyey Dowlad goboleedyada oo ay ku mideysnaayeen.

Dadka ka faallooda arrimaha siyaasadda ayaa sheegaya in shirkan uu yahay mid bilow ah oo aan noqon karin mid ay ka soo baxaan arrimo masiiri ah, waxa keliya ee ka soo bixi karaa uu yahay, sida Dowlad goboleedyada oo wada jira iyo Dowladda federaalka ah ay wada hadal u geli lahaayeen oo shirkoodu u furmi lahaa.

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa shirka Dhuusamareeb soo dhaweeyey, waxaana ay sheegeen in uu hordhac u yahay shirka la filaayo in ay isugu yimaadaan DOwladda federaalka ah iyo Dowlad goboleedyu.

Horseed Media

HORSEEDMEDIA.NET

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug ku qul-qulaya wufuud kala geddisan oo ka...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this