Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni Oo Gaaray Dhuusamareeb+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimaadda maamulka Galmudug, iyadoo halkaas si weyb halkaas lagu soo dhoweeyey.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diraayadaha ku soo dhoweeyey madaxweynaha martida loo yahay ee Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, waxaana uu ka qeyb gelidoonaa shirka maamul goboleedyada.

Madaxweyne Deni ayaa waxaa uu ku biirayaa madaxda Koorfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo horay u soo gaaray Dhuusamareeb, waxaana la sugayaa madaxweynaha Jubbaland Madoobe oo ku wajaan magaalada Dhuusamareeb,

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay marti gelinaysaa shirka madaxda maamul goboleedyada oo lagu wado inuu ka furmo magaalada saacada soo aadan waxaana shirka looga hadli doonaa arrimo badan oo xaaladaha dalka ah.Image may contain: 6 people, people standing and suit

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Image may contain: 4 people, people standing and cloud

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 2 people, people standing and suit

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 2 people, people standing and suit

Image may contain: 6 people, people standing and suit

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this