Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha Xisbiyada Qaran oo shaacisay mowqifkeeda shirka Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

War ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu soo dhoweeyay shirka dowlad goboleedyada ay ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Qoraalkan ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay inay madasha ka walaacsan tahay baaqashada shirkii amniga qaranka ee madaxda dowladda iyo kuwa maamullada dalka.

Sidoo kale Madasha Xisbiyada Qaran ayaa nasiib daro iyo fashil ku tilmaamtay in madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka maqan yihiin shirka Dhuusamareeb.

Halkan hoose ka aqriso:-

Shr

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this