gooni

Arabs crying after they lost their own dignity.

Recommended Posts

gooni   

turkigu wuxuu qaaradaha ugasoo gudbay inuu mandiqada carabta kharibo

Wuxuu qaaradaha usoo maray inuu inuu xukumo baabul-mandab iyo badda cas ilaa badweynta hindiya.

Somaaliya wuxuu ka samaystay saldhig aad u wayn.

Ordagaan awoowgiis wuxuu aha qaraansina ama burcad-badeed wuxuuna joogi jiray badaha soomaaliya 

Turkey wuxuu doonayaa inuu ka xukumo mandiqadda carabta soomaaliya oo badeedu ka buuxo batrool iyo meesha ay ku taal oo muhiin u ah aduunkoo dhan

Waxaas oo dhaqaale ah waxaa bixinaya doqomada Qatar.

Okay su'aashu waxay 

Carabtu xagee jirtay intaasoo sano oo aan ka mid ahayn?

Ma turkigaa indho u ah?

Gurigyahooda cadaalad iyo doorasho xor ah maka sameeyeen?

Waa khalad inay wakhti waa baryay candhuuftooda ku saxdaan.

Carabtu waxay xoogga saaraysaa sidii ay midawga yurub xukuumadda soomaaliya uga hor keeni lahayd waa sida ay joornaaladu qoreen waana fidno socota.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.