Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii hore ee G/ Banaadir oo ka hadlay maqaamka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo wareysi siiyey Shabelle ayaa si weyn u dhaliilay kuraasta 7 xubnood ee loo qoondeeyey in Muqdisho ay ku yeelato Aqalka Sare ee BF Soomaaliya.

Madaale ayaa tilmaamay in arrintaasi ay tahay khalad hor leh oo laga galay caasimadda oo ay ku nool yihiin in ka badan saddex million oo dad ah.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in maqaam u sameynta Muqdisho ay noqon doonto caqabad ama xeen-daab aan laga gudbi karin, sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/06/Cod-sakariye-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this