Sign in to follow this  
Deeq A.

 Degdeg:Tirada dhimashada Xanuunka Coronavirus ee Soomaaliya oo aad sare ugu kacay

Recommended Posts

Deeq A.   

 Degdeg:Tirada dhimashada Xanuunka Coronavirus ee Soomaaliya oo aad sare ugu kacday 

Sida ay Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya Shaacisay maanta waxaa cudurka coronavirus u dhintay dad gaadhaya 9 qof.

Tirada dhimashada cudurka ayaa hadda mareysa 32 qof.

Tirada guud ee kiisaska Sooamaliya laga helay ayaa gaaraya 436.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhammaan qoysaskii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen 9 bukaan kuwaas oo xalay ku geeriyooday isbitaal Martiini. pic.twitter.com/QzHOPx8Nm7

— Ministry of Health- Somalia (@MoH_Somalia) April 27, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this