Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Importing jaadka should immediately be stopped

Recommended Posts

Somalia sets miraa ban lifting terms

The Somali government has given Kenya five conditions ahead of lifting blockade of Miraa imports.

Nyambene Miraa Traders Association (Nyamita) reckon that talks to end the Miraa stalemate has hit a snag and Somali has issued demands that must be addressed by Kenya.

The demands include: Kenya must treat Somalia as an equal, desist from interfering with Somalia’s internal affairs, apologise for violating Somalia airspace, allow in goods from Somalia including fish, rice, sugar, honey, meat and milk and Kenya stops forcing flights from Somalia to make a detour to Wajir for inspection.

Somalia had also demanded government-to-government talks after it snubbed a delegation of traders and officials from Kenya crops regulator—Agriculture and Food Authority (AFA).

“Top government officials in Somalia said Kenya has been unresponsive to the issues. We are banking on President Uhuru Kenyatta to resolve the diplomatic tiff,” Nyamita chairman Kimathi Munjuri said.

He said traders had agreed to pay increased tax of $4 (Sh432) per kilo in Somalia and adhere to new guidelines aimed at preventing the spread of Covid-19.

“Kenya must take a concrete position on miraa because we are still facing basic challenges locally. This will go a long way in countering the anti-khat campaigners from Europe who have pitched tents in Somalia,” Mr Munjuri said.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a bold move and I wholeheartedly agree to this. It also puts Kiikuuyada into corner, a corner they cannot leave from since they will not accept some of the conditions.

Maxay yihiin afarta shardi ee DF Soomaaliya ku xirtay keenista qaadka Kenya?

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo hore xiyaarado ugu soo rogtay qaadka ka imaan jiray dalka Kenya, sababo la xiriira Covid-19 ayaa go’aankaasi wuxuu saameyn xoogan ku yeeshay xukuumadda Nairobi iyo sidoo kale ganacsatada Qaadka ee wadankaasi Kenya.

Wargeyska The Business Daily ee ka soo baxa magaalada Nairobi ayaa warbixin uu ka qoray xiyaarada ay Soomaaliya saartay Qaadka ayaa soo bandhigay shuruudo uu sheegay in dowladda federaalka ay ku soo rogtay Qaadka maalin-walba uga imaan jiray dalkaasi.

The Business Daily ayaa shaaciyey illaa afar qodob oo Soomaaliya ay hor dhigtay Kenya, kuwaas oo kala ah:-

  1. In dowladda Kenya ay faragelinta ka deyso Arrimaha Gudaha Soomaaliya,isla markaana si siman ula macaamiisho dadka Soomaaliyeed.
  2. In Kenya raali gelin ka bixiso inay kusoo xadgudubtay Hawada Soomaaliya
  3. In Kenya ogolaato inay dhoofsato wax soo saarka Soomaaliya, sida Kalluunka, Malabka, Hilibka iyo Caanaha iyo waxyaabaha kale ee muhiim ah.
  4. In Kenya ay laasho in duulimaadyada ka baxa Soomaaliya ugu baareyso Magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari taas oo dhibaato weyn ay ku qabaan dadka ka baxa gudaha dalka Somaaliya.

Dhinaca kale Wargeyka ayaa warbixintiisa ku xusay inuu go’aankan saameyn ku yeeshay ganacsatada Kenya, islamarkaana uu dhulka galay dhaqaalahooda, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dalab ay u soo jeedisay dowladda Soomaaliya ay ku gacan seertay, si looga qaado xayiraada.

Arrimahaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo todobaadkii la soo dhaafay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay sii adkeysay xayiraadaha Qaadka ee saaraan duulimaadyada dalka Kenya, iyadoo digniin u dirtay diyaarado la sheegay in si qarsoodi ah Jaadka ku soo geliyaan dalka.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kenya oo dhaqaale xumo wajaheysa kadib xayiraad ay saareen Somalia iyo dal kale

Waxaa soo kordhaya cadaadiska ganacsatada Kenya ay ku hayaan dowladda kadib markii gebi ahaanba Soomaaliya iyo Tanzania ay gaareen go’aan ay xayiraad ku saareen duulimaadyada iyo xiriirka ganacsi ee Kenya.

Dowladda Tanzania ayaa gebi ahaanba joojisay duulimaadyadii AirKenya, Fly540 iyo Safarilink Aviation – kadib markii Kenya ay ku adkeysatay in dadka reer Tanzania ee imanaya dalkeeda la karantiilayo muddo 14 maalmood ah, taas badelkeeda Tanzania waxay door biday inay gebi ahaanba joojiso duulimaadyadaas.

Soomaaliya oo weli u furan dhinaca duulimaadka rayidka, balse xayiran duulimaadkii dhinaca ganacsiga ee Jaadka ayaa sidoo kale dhaliyay culeys dhaqaale oo ganacsatada Kenya ku cadaadinayaan dowladdooda inay wax ka badalaan hab dhaqanka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Tanzania.

Dowladda Soomaaliya ayaa shuruud ku xertay duulimaadyada ganacsi ee jaadka ka yimaada Kenya in dowladda Kenya fuliso shuruudaha Dowladda Soomaaliya, taasoo ugu weyn tahay in ay joojiso duulimaadyada sii mara Wajeer ee lagu baaro muwaadiniinta Soomaaliya, canshuuro lagu soo rogay jaadka iyo in ganacsiga Soomaaliya loo ii geeyo Kenya, taasoo aysan weli dowladda Kenya aqbalin.

Dhamaan arrimahaan ayaa waxaa ka dhashay culeysyo ganacsatada Kenya ay dowladda caro kala dul dhaceen, ilaa welina ma muqato xal arrimahaan loo lehay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kiikuuyada are desperate. They are trying to bribe - an action they know a lot - dowladda dhexe now. Useless bribes.

Kenya oo Soomaalida u soo jeedisay fiisaha dal ku galka 

IMG-20201109-WA0006.jpg

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Amb. Macharia Kamau ayaa Soomaaliylda u soo jeediyay fiisaha dal ku galka ee lagu qaato garoomada, isagoo sheegay inay jiraan fursado ganacsi oo aan laga faa’ideysan kaasoo u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya.

Macharia Kamau oo maalin ka hor booqasho ku yimid Muqdisho ayaa tusaale u soo qaatay dalxiisa oo uu sheegay in aan wali si weyn looga faa’iideysan, isagoo xusay in xilligan Kenya ay Soomaaliya ka hesho 32,268 dalxiisayaal ah sanadkiiba.

Waxaa uu sheegay in tirada dalxiiska la saddex jibbaari karo haddii la dhaqan geliyo hab maamuuska fiisaha dalka ku galka ah oo la soo saaro marka la yimaado garoonka.

Macharia wuxuu sheegay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay isbedel kaas oo u aqoonsan kara dal muhiim u ah ganacsiga iyo iskaashiga dhawaana ay noqon karto isha ugu weyn ee dalxiiska iyo dakhliga hoteelada ee Kenya.

Waxaa uu sheegay in dalal ay ka mid yihiin Uganda, Djibouti, Ethiopia iyo Turkey ay arkeen awoodda Soomaaliya isla markaana ay duulimaadyo toos ah ku tagaan magaalada Muqdisho, arintaas oo ay tahay inay tixgeliso Kenya Airways.

“Balanqaadka ganacsiga iyo isdhaafsiga ganacsiga ee u dhaxeeya labada shacab ee Kenya iyo Soomaaliya waa mid cajiib ah waxayna u noqon kartaa isbadal dhaqaalaha iyo bulshada labada dal,” ayuu yiri Kamau.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in caqabadaha waa weyn ee siyaasadeed iyo amni ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya tobankii sano ee la soo dhaafay aysan aheyn inay hor istaagaan waxa faa’iidada weyn u leh iskaashiga iyo ganacsiga labada dal.

“Waxaan u safray Soomaaliya aniga iyo wafdi kooban oo ka socda wasaarada arimaha dibada oo ay ka mid yihiin agaasimaha waaxda shaqaalaha iyo maaraynta iyo khubaro kale si aan u eego xaalada kooxdeena diblomaasiyadeed ee Soomaaliya” Macharia Kamau.

Waxaa uu sheegay in ilaa 35,000 oo Kenyan ah ay hada ku noolyihiin Soomaaliya halka nus malyuun Soomaali ah ay sidoo kale degan yihiin xeryaha qaxootiga ee Kenya iyadoo qiyaastii 1.5 milyan oo isku dhaf ah waqti ka dib.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

PS Macharia proposes visa on arrival for Somalis

Foreign Affairs Principal Secretary Macharia Kamau has said there are great unexploited trade opportunities between Kenya and Somalia.

He cited tourism, which he said remains greatly unexploited, noting that currently Kenya receives 32,268 tourists from Somalia annually.

He said the number can be tripled if the visa protocols are enforced and issued on arrival.

Macharia said Somalia is on the cusp of a turnaround that could position it as an important country for business, trade and cooperation and could soon be a major source of tourist and hotel revenue for Kenya.

He said countries like Uganda, Djibouti, Ethiopia  and Turkey have seen the potential of Somalia and have direct flights to Mogadishu, something Kenya Airways should consider.

Mcahraia was in Mogadishu to visit the Kenyan Embassy and assess its situation.

“I have traveled to Somalia with a small delegation from the Ministry of Foreign Affairs that included the Director of Human Resources and Management and other specialists to look at the situation of our diplomatic team in Somalia,” Kamau said in a statement on Sunday.

He said about 35,000 Kenyans presently live in Somalia while some half a million Somalis also reside in the Kenyan refugee camps with about 1.5 million integrated over time.

The integration ration of Somalis to indigenous Kenyans remains among the highest in Kenya, the said the PS.

During his tour, Macharia looked at the living conditions in Mogadishu and discussed strategic and security matters that are of concern to Kenya’s mission on operations in Somalia.

“While here I’ve also had the opportunity to discuss other important matters with the PS and Minister of Foreign Affairs and the new Minister of Commerce that have touched on trade and cooperation between our two countries,” he said. 

He also engaged a number of international partners including the ambassadors of the European Union, the UK and the US.

The PS also held talks with the political and military leadership of African Union Mission in Somalia (Amisom) based in Mogadishu and explored cooperation and opportunities between Somalia and Kenya.

“The promise of trade and business exchanges between the two peoples of Kenya and Somalia is phenomenal and it could be transformational for both economies and societies,” said Kamau.

He said the significant political and security challenges between Kenya and Somalia in the last decade should not bar what would be the enormous benefits from cooperation and business in the two countries.

The PS said so far, Kenya has offered Somalia 500 plus scholarships in various areas of study and skills development to help the Somali state build capacity and skills for development.

Somalia has in turn offered many young Kenyans opportunities for work in Mogadishu and other places in the country in areas of education, the hotel industry, as well as the construction industry.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ganacsatada jaadka ee ku sugan Kenya oo fariin u diray madaxweyne Farmaajo

Ganacsatada jaadka ee ku sugan dalka Kenya ayaa fariin u diray madaxweyne Farmaajo iyagoo ka cabanaya nolol xumo soo wajahday, waxeyna doonayaan in dib loo fasaxo qaadkii ay keeni jireen Soomaaliya.

Dalladda ay ku mideysan yahiin haweenka jaadka kasoo dhoofiya Kenya oo ay ku jiraan hablo Soomaali ah ayaa tirsanaya nolol xumo soo wajahday kadib markii la joojiyay qaadkii ay Soomaaliya geyn jireen.

Xaawo Cabdi Jaamac oo la hadashay idaacadda adduunka la hadasha ee BBC–da laanteeda Afka Soomaaliga ah ayey sheegtay iney ka cabanayaan joojinta qaadkii ay geyn jireen Soomaaliya halka la fasaxay jaadka laga keeno dalka Itoobiya.

Haweeneydaan waxey sheegtay iney saameyn ballaaran ku yeelatay isla markaana ay noloshooda ku tiirsaneyd ka ganacsiga jaadka, balse tan iyo markii ay dowladda Soomaaliya xayiraadda saartay jaadka ka imaada Kenya ay culeysyo nololeed soo wajaheen.

“Markii hore jaadka waxaa loo joojiyay sababo la xiriira cudurka COVID19, balse markii dambe gebi ahaan waa la joojiyay inaan jaad geeyno Soomaaliya, taasina waa dhibaato waayo waa shqada kaliya aan naqaano,” ayey u sheegtay BBC-da.

Xaawo Cabdi waxey ugu baaqday madaxweyne Farmaajo in loo fasaxo jaadka ay u iib geyn jireen Soomaaliya ama gabi ahaanba jaadka laga xanibo in loo iib geeyo Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya waxey xanibtay jaadkii laga keeni jiray Kenya, waana arrimo labada dal u dhaxeeya oo dhanka diblomaasiyadda ah sida la fahamsan yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.