Sign in to follow this  
Deeq A.

Eedeyn culus oo loo jeediyey maamul goboleedka dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiga Eng. Nuur Sheekh oo u waramayey Idaacada Shabelle ayaa ka hadlay xiisada adag ee ka taagan xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Eng. Nuur ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ee ka soo cusboonaaday halkaasi.

Sidoo kale wuxuu eedeyn culus u jeediyey qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka, isaga oo tilmaamay inay caqabad ku yihiin dowladda federaalka.

Halkaan hoose ka dhageyo codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Zaki-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this