Sign in to follow this  
Deeq A.

Qorshe laga bilaabayo Hiiraan oo la fahfaahiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Beledwayne (SMN) – Maamulka gobolka Hiiraan ayaa fahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qorsheyaal iyo howlgalo ay bilaabayaan.

Muxumed Cali Maxamuud, gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda magaalada Beledwayne, ayaa Shabelle u sharaxay.

Isagoo tilmaamay in qorsheyaasha ay durba bilaabeen, Maxamuud ayaa rajeeyay in uu kusoo dhamaado guul.

Wuxuu hoosta ka xariiqay in hadafka ugu weyn ee ay ka leeyihiin ay tahay siddii Al-Shabaab looga sifeyn lahaa gobolka.

Shacabka ayuu ku waaniyey in ay kaalin muuqata ka cayaaraan dedaalada baaxada weyn leh oo ay waddaan.

Gobolka Hiiraan oo hoostaga maamul goboleedka HirShabelle waxaa saameyn amni iyo mid dhaqaale ku leh xarakada Al-Shabaab.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this