Deeq A. Posted March 2, 2020 Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Hiiraan, Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee gobolkaasi. Sheekh Xuseen ayaa sheegay in gobolka laga dareemayo isbedal ballaaran oo dhinaca amniga iyo cadaaladda ah, islamarkaana ay taasi ku timid wada shaqeyn guud. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ka maamul ahaan ay ku dadaalayaan, sidii loo xoojin lahaa nabad gelyada iyo xasiloonida gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Hii.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites